


Fiiri mowduucyada kusoo koradhay
"Waxaad tiraahdaa: Allow Cilmiga ii kordhi".
Walaalahayga islaamka ahoow, kusoo dhowaada gurigeyga islaamiga. Waxaan aad ugu faraxsanahay
In uu Alle ii fududeeyay dib u habeeyntii. Welina ay howli ii socoto. Wixii talo iyo dhaliilba
waad iisoo jeedin kartaan. Allena ha idinka abaalmariyo soo booqashadiina iyo
inaad ku camal fashaan waxaad ka aqrisateen. Anigana in uu Alle iga dhiga mida ku dhaqanta
waxa ay sheegeyso. Mana ihi qof cilmi taqaan ee waxaan jecleeystay in aan walaalahayga
islaamka laqeybsado kistan yar iyo Internetka oo noqday meel wax walba la isku gaarsiin karo.
Wasalaamu caleykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu.
Last update:19/10/2004
Created: Mars 1999
|