|
Walaalahayga islaamkoow kusoo dhowaada Boggaan aan isugu soo uruuriyay mawduucyo. Mawduucyadaan ay badankood ka imaaneyso walaalahayga islaamka ah. Haddii aad rabto inaad walaalahaaga islaamka la qaybsato waxaad garaneyso oo diini ah iisoo dir, Alle weyne ajir iyo xasanaad hakaa siiyo. |