Bismilaah

DUCOOYIN

Asalaamu caleykum waraxmatulaahi wabarakaatuh
Walaalahayga islaamka waxaan jeclahay inaan boggaan kusoo qaato ducooyin. OO Alle s.w. wuxuu quraankiisa meelo badan ku sheegay fadliga ducada, oo wuxuu yiri: "Kuwii xaqa rumeeyayoow xusa Alle wax badan" Al-axzaab 41. Wuxuu kaloo leeyahay: "....Raga imbadan Alle xusa iyo dumarka imbadan Alle xusa, wuxuu Alle u diyaariyay dambi dhaaf weyn iyo ajir weyn" Al-axzaab 35.
Rasuulka S.C.W. wuxuu isagana sheegay fadliga ay leedahay ducada aniga oo hal xadiis kasoo qaadanaya wuxuu rasuulkeenii suubanaa yiri: "Tusaalaha midka Alle xusa iyo kan aan Alle xusin waa sida kan dhintay iyo kan nool. Taasina wuxuu Rasuulka ula jeedaa in midka Alle xusa uu yahay midnool, midka aan xusin(oon baryin) uu yahay mid dhintay. Run ahaantii haddii aynu biniaadam nahay waan iloownaa inaan Alle barino markaan nicmada iyo barwaaqada ku jirno, Wxaana aan Alle xusuusanaa oon barinaa, markay dhibaatada ina haysato. Taasina waxaa ugu horeeysa naftayda. Waxaana ugu talagalay boggaan inaan aniga iyo walaalahayga islaamka ka faaiideeysano, isna xusuusino qiimaha ay leedahay Alle bariga. Waxaana kusoo qaadan doonaa intuu Alle iga karsiiyo.

Ducada musqusha
Ducada cuntada
Ducada aadaanka, masjidka, salaada kadib
Ducada hurdada
Ducada hindhisada
Ducooyin iskujira





Gelid musqul:


Ka bixid musqul:




cuntada horteed:


Haddaad iloowdo inaad marka hore dhahdo:


Cuntada kadib:




Ducada la aqristo markaad aadaanka maqasho:


Ducada markaad masjidka galeyso:


Ducada markaad masjidka ka baxayso:


Ducada salaada kadib: waxaan soo qaatay mid qura laakiin waxaad doonto baad ku duceeysan kartaa.




Ducada markaad seexaneeyso:


Ducada markaad soo tooseyso:




Ducada marka uu qofku hindhiso:


Waxa aad adigana ku oraneyso:





Alloow nasii adduunka wanaag, aakhirana nasii wanaag, nagana dheeree cadaabta naarta. Al-baqara 201.


Alloow noo dambi dhaaf dambiyadeena, asturna xumaanteena, naguna dil la jirka kuwa baariga. Aali-Cimraan 193.


Allahanagoow waxaan dulminay nafsadeena (waan damboownay), haddaadan inoo dambi dhaafin oo aadan inoo naxariisan waxaan kamid noqaneynaa kuwii qasaaray.


...Alloow hanaga yeelin lajirka daalimiinta. Al-acraaf 47.


...Alloow hanooga yeelin fidmo qoomka daalimiinta ah.
Nagana kori naxariistaada darteed qoomka gaalada ah. Yuunus 85-86


...Alloow naga sii agtaada naxariis, noona darab amarkanaga hanuun. Al-kahf 10




UmmuCabdullahi