Asalaamu caleykum walaalahayga isoo booqdayoo Afgarad 1dl=100ml= waxaan dhamayn 7 qaadada cuntada 1/2 dl=50ml= in la eg 3 qaadada cuntada iyo bar. 1dl= 60g haddii uu yahay bur iyo sokor ama haddii uu yahay dareere(sida saliid) 100g. Qw= waxaan ula jeedaa qaadada cuntada. Qy= waxaan ula jeedaa qaadada yar. Haddana kusoo dhowaada qaar kamid ah cuntada aan xiiseeyo. Aqri afgaradka intaadan gelin!! |